Muuse Biixi oo taliye cusub u Magacaabay Ciidanka Booliska Somaliland (Akhriso)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/WM/222-375/112019 ayuu kun magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka booliska Somaliland ka dib markii uu geeriyooday taliyihii hore, isagoo dhinaca kale xilka ka qaaday taliye ku-xigeenkii Booliska. Waxay u dhignayd wareegtada madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad; … Continue reading Muuse Biixi oo taliye cusub u Magacaabay Ciidanka Booliska Somaliland (Akhriso)